Dhuuso mareeb Oo Howlgal Burcada lagula Dagaalamayo Uu Ka Bilowday

Ciidamada Booliiska Dhuusamareeb ayaa  howlgal balaaran  lagula dagaalamayo burcada waxaa ay ka sameeyeen xaafado ka mid Dhuusomareeb.

Taliyaha Qaybta Guud ee Booliiska Galmudug Sareeye guuto Bishaar Abshir Geedi oo ay wehliyeen Taliyaha Booliiska Dhuusamareeb Dhamme Nuur Cilmi, Gudoomiyaha Dhuusamareeb Moalim Abdrahman Geedaqorow iyo Saraakiil sare ayaa ciidamada howlgalka ku jira  kormeeray.

Howlgalkaan ayaa kusoo beegmaya xili habeen hore Ciidamada Booliisku ay Xareeyeen dhamaan mootooyinka Bajaajta loo yaqaan oo aan shaqeynin maalintii labaad.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply