Diyaarad ku gubaneysa garoonka diyaaradaha Doolow

DOOLOW — 

Diyaarad ayaa hadda ku gubanaysa garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo, sida ay xog sawirro wata ku heshay

Diyaraadda ayaa nooceedu yahay C-160 waana diyaarad xamuul. Waxay saaka ka tagtay magaalada Muqdisho iyadoo sidda xamuul.

Wararka aan ka helayno garoonka diyaraadaha magaalada Doolow ee gobolka Gedo ayaa ku warramaya in diyaarad ay ku gubaynayso halkaasi,xili ay socdaan dadaallo la doonayo in lagu damiyo dabkaasi.