Dowlada Tukiga Oo Kenya Ka Caawineeysa Gaadiid Dagaal

Dawlada Turkiga Ayaa Si Diiran Kagasoo Jawabtay Dalab Kasoo Gaaray Dawlada Kenya Kaas Oo La Xiriiray in turkigu Uu Ku Taageero Gawaari Ay Uisticmaalaan Dagaalada Alshabaab.


Wasaarada Gaashaandhiga Turkiga Oo Warqadeeda Jawabta Soo Marisay Wasaradaa Arimaha Dibada Turkiga Ayaa Sheegtay In Gawaari Tayadoodu Sareeyso Ay Ou Taageereyso Kenya.

Waxaa Ay Inta Ku Dartay In Gawaaridan Oo Tiro Ahaan Gaaraya 118 Gawaarida Gaashaaman Iyo Kuwa Qoryaha Qaado Ah La Siinayo Dawlada Kenya Si Ay Usi Wado Dagaalada Ka Dhanka Ah Alshabaab.


Turkiga Mausan Shaacin Waqtiga Rasmiga Ah Ee Uu Kenya Siinayo Taageerada Gaadiidka Dagaal.


Dawlada Turkiga Ayaa Taageero Kala Duwan Siisa Dalal Kala Duwan Oo Calamka Ah, Gawaaridan Dagaalka Ay Siinayso Kenya Ayaana Kuso Aadaya Iyado Maalmihi Danbe Alshbaab Ay Kordhiyeen Weerarada Ay Ka Fulinayaan Gudaha Dalka Kenya Iyo Gobolada Dhaca Xadka Ay La Wadaagto Somalia.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply