FAAH FAAHIN: Qaraxii Saaka Ka Dhacay Muqdisho

Wararka inaga soo gaaraya Magaalada Muqdisho ayaa waxa saaba Abaare 9:00 Subaxnimo uu Qarax Jugtiisa Xoogeyd La maqlay.

Qaraxaasi ayaa ahaa miinada dhulka la geliyo,waxaana lasoo sheegayaa in ciidamada Amniga ay Qarxiyeen.

Xaafada Miniraayo Ee Degmada Kaaraan ayaana lagu qarxiyey miino lagu aasay meel ciidamada kasoo heleen Xogta.

Ma jirin Khasaaro ka dhashay Qaraxaasi,sida ay goob joogayaal usheegeen Warbaahinta Kaah oo kusugan Degmada Kaaraan.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply