Fanaanada Faa’isa Beella Oo Ku Geeriyootay Maanta Muqdisho

Waxay ku dhaawacantay Fanaanada weerarkii ka dhacay Maalintii Axada aheyd ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan Hoteelka Elite.

Cusbitaalka Ex Digfeer ayey Dhaawac ahaan ugu jirtay oo ay lala tacaalayey balse ay ugu dambeyn ku xijaabatay Halkaasi.

Waxay Aheyd Hooyo,waxay aheyd Fanaanad Kooxda Heegan Ee Booliska Soomaaliyeed,waxay mar soo noqotay Wariye katirsaneyd Idaacadii Haatuf Ee Muqdisho.

Suugaanteeda waxay iskugu jireen Waddani iyo Kaalinta Jaceylka.

Qaar ka mid ah Fanaaniinta Heegan ayaa ka tacsiyadeeyey geerida Faa’isa Beella.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply