GUDDIGA KA HORTAGA CUDURKA COVID 19 EE PUNTLAND OO SHEEGAY IN KARANTILEEN DAD LOOGA SHAKIYAY CAABUQA….

Guddiga ka hortaga iyo wacyiginta cudurka coronavirus ee Maamulka Puntland ayaa waxaa ay sheegeen in kiisas cusub oo qaba cudurka Covid 19 laga helay deeganaada puntland.

Guddiga ayaa waxa ay sheegaan in ku dhawaad 10 ruux looga shikiyay In ay qabaan cudurkaasi,waxa ayna sheegeen in la baaray dadkaasi jawaabatane ay dhwaan soo bixi doono.

Tirada dadka laga helay cudurka coronavirus ayaa waxa ay gaartay 6 ruux oo aan ka bixin deeganada maamulkaasi puntland.

Shalay ayay aheyd Markii Magaalada Garoore laga hirgiliyay sheybaar lagu baarayo dadka qaba cudurka coronavirus.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply