Gudiga 60 guurada Xuska Maalmaha Xoriyada Oo War Cusub Soo Saaray

Qoraal kasoo baxay Gudiga Qaran Ee Munaasabada Maalmaha Xoriyada ayaa waxa looga hadlay sida loo diyaar garoobay iyo wada shaqeynta loo baahan yahay.

Wasiirka Warfaafinta Dalka Ahna Gudoomiyaha Gudigaas Maxamed Cabdi Xayir (Maareeye) ayaa waxa uu ka hadlay warbixinta cusub ay soo saareen.

Gudiga ayaa ka dalbaday Maamul Gobolleedyada Hogaankooda inay la shaqeeyaan Gudigaan Qaran Ee Dawlada Dhexe Magacowday ayna Maalmaha Xorriyada 26 Juun iyo 1 Julaay ka qeyb qaataan Fantasiyaha loo dhigayo.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply