Gudoomiyaha Aqalka Sare Oo Sharci Daro Ku Sheegay Xeerarka Qaar Golaha Shacabka Ansixiyeen

Xildhibaanada Golaha Shacabka Soomaaliya ayaa maalmihii dambe waxay ka doodayeen Xeerarka Matelaada Aqalka Sare,laga siiyey Gobolka Banaadir,Qoondada Haweenka iyo Sharciga Doorashooyinka Gobollada wuqooyi.

Waxa la sheegay in Sharciga Doorashooyinka Kuraasta Gobollada Wuqooyi ay Shalay Xildhibaanadu Ansixiyeen,oo arinta Matelaada Gobolka Banaadirna dood laga yeelanayo.

Gudoomiyaha Golaha Aqalka Sare Cabdi Xaashi Cabdullaahi ayaa waxa uu maanta duhrunimadii soo saaray qoraal dheer uu ku sheegay Sharci daro Warqado been ah oo laga qeybiyey Golaha Shacabka Soomaaliya.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply