Gudoomiye Cumar Filish Oo Kormeeray Warshada Sameysa Qalabka Dhismaha

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa magaalada Muqdisho mudane Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa kormeeray xarunta bisha Cas ee gadiidka Dowladda Hoose Xamar halkaas oo uu kula kulmay maareeyaha guud ee wakaalada dhismaha qaranka Soomaaliyeed, taliyaha ciidanka Asluubta Soomaaliyeed iyo Wasiir ku-xigeenka Kaluumeysiga ee XFS.

Duqa magaalada Muqdisho iyo Mas’uuliyiinta kale ayaa mid mid u kormeeray warshada soo saarta agabyada dhismaha ee lagu horumarinaayo dib-udhiska Caasimadda.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply