GUDOONKA GOLAHA SHACABKA OO KA TACSIYADEEYAY GEERIDII KU TIMID XILDHIBAA KA TIRSAN GOLAHA SHACABKA…

Gudoomiyaha Golaha Shacabka BFS Maxamed Mursal Shiikh Cabdi raxmaan Ayaa Ka tacsiyadeeyay Geeridii Ku Timid Xildhibaan Aadan Cali Xasan Oo Ku Geeriyooday Magaalada Muqdisho.

War qoraal Ah oo kasoo baxay xafiiska gudoonka baarlaamka ayaa waxa uu ku si feeyay in ahaa muwaadin dalkiisa wax usoo qabtay marxuumka,asigoo  alle ugu baryay in uu jannada geeyo.

Dhan kale Gudoomiye Ku xigeenka 1 aad Ay Golaha Shacabka Ayaa asigane Tacsi u Diray Eheladii Iyo qaraabadii uu ka geeriyooday Xildhibaan Adaan Cali xasan.

“naa lilaahi wa inaa ilayhi raajicun waxaan halkan tacsi tiiranyo leh uga dirayaa Xil.Aadan Cali Xasan (Adan Moobleen) oo saakay ku geeriyooday Magaaalada Muqdisho, Waxaan Allah uga baryayaa inuu unaxriisto Qabrigiisa u waasiciyo  jannatul firdowsa Allaha ka waraabiyo ehelka iyo dhamaan ummada soomaaliyeed samir iyo iimaan alaha kasiiyo”

AUN Xildhibaan Aadan ayaa saakay waxa uu ku geeriyooday magaalada muqdisho ee Caasimada Dalka Soomaaliya.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply