Kudhawaad 100 Kiis Cusub Covid 19 Oo La Shaaciyey Gudaha Soomaaliya

Wasaarada Caafimaadka Soomaaliya ayaa soo bandhigtay Warbixin la xiriirta Seddexdii cisho lasoo dhaafay iyo dadka cudurka Covid 19 ku dhacay.

Ministry of Health- Somalia

25 May 2020: Warbixinta COVID-19 ee Soomaaliya.

> Laga Helay: 95
> Somaliland: 72
> Benadir: 17
> Koonfur Galbeed: 4
> Galmudug: 2

> Lab: 65
> Dhedig: 30
> Bogsasho: 31
> Dhimasho: 5
——————————–
> Tirada Guud Laga Helay: 1,689
> Bogsashada Guud: 235
> Dhimashada Guud: 66

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply