Kusimaha Madaxweynaha Galmudug Oo Kormeeray Garooonka Diyaaradaha Dhuuso mareeb

Ku simaha madaxweynaha Dowlada Galmudug ahna madaxweyne ku xigeenka Dowlada Galmudug mudane, Cali Daahir Ciid oo wehliyo gudoomiyaha barlamanka Galmudug Dr, maxamed nuur Gacal ayaa kormeer iyo indha-indheyn ku sameeyay Garoonka diyaaradaha Caasimada galmudug ee dhuusomareb.

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug ayaa kormeeray xaaladaha uu wajahayo garoonka diyaaradaha waxaana oga warbixiyay maareeyaha Garoonka diyaaradaha dhuusomareb

Sidoo kale madaxweyne ku xigeenka Galmudug iyo wafdi uu hugaaminayo ayaa u ambabaxay magaalo xeebedka hobyo ee gobalka mudug halkaas oo marwada madaxweynaha Soomalia marwo seynab mo’alin aay ka dhagax dhigeyso xarun hooyada iyo dhalaanka ah.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply