Kuuriyada Wuqooyi Oo Labo Gantaal Maanta Tijaabisey

Wuqooyiga Kuuriya ayaa Tijaabiyey Labo Gantaal Oo Balaastiig ah,iyadoo Maanta oo Isniin ah la sheegay inay hawada udirtay.

Tani waxay indhaha mar kale soo jeedineysaa,taas oo la leeyahay Xilli Kuuriyada Koonfureed iyo Mareykankaba ku mashquulsan yihiin la tacaalida Cudurka Corono Virus-ka

Warbixin laga helay Xukuumada Seol Ee Kuuriyada Koonfureed waxay sheegeen oo ay xaqiijyeen in labo gantaal ay Kuuriyada Wuqooyi tijaabisey.

Waxa Hubkaas ahaa mid Awoodeeda mar kale ku tijaabineyso Wuqooyiga Kim Jung Un Hogaamiyo.

Ma jirto faah faahin kasoo baxay Wasaarada Gaashaandhiga Kuuriyada Wuqooyi oo looga hadlayo Arinta Gantaalada ay maanta hawada udireen.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

Xigasho: www.stuff.co.nz

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply