Maalinta Caanaha Adduunka Oo Maanta La Xusay

Sida la iclaamiyey Sanadkii 2001-dii waxaa 1-June Sanad kasta loo asteeyey inay noqoto Maalinta Caanaha Adduunka,(World Milk Day).

Hay’ada Cuntada iyo Beeraha Ee Qaramada Midoobeey (FAO) ayaa waxaa la sheegay in ay uga goleedahay is xasuusinta nafaqeynta Jirka u baahan yahay.

Qofka waxaa ku filan maalin walbo inuu cabo baa la yiri Galaas Haafkiis oo caano ah,iyadoo ay jiraan dad aan caanaha cabin oo ka caaggan.

Sanadkaan waa ka duwan yahay sanadihii dambe waayo waxa Xuska Maalintaan iyada ah ay kusoo aaday Xilli Cudurka Covid 19 Dunida uu aafeeyey,Balse Warside Hindi ah waxa uu sheegay in Ahmiyadu tahay in Qofka ku baraarugsanaado Maalintaan inuu helo Caano dhameystiran.

Caanaha ayaa ka burutiin badan Cuntooyinka qaar,waana mida laga soo hormariyey 16 October oo sanad kasta iyana la xuso Maalinta Cuntada Adduunka.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply