MAAMULKA D/JANAALE OO SOO BINDHIGAY WIIL YAR OO KA TIRSANAA AL SHABAAB…

Ciidamada xooga dalka Ee ku sugan Degmada Janaale Ee gobolka Shabeelaha Hoose ayaa waxaan Ay soo Bandhigeen Wiil Yar Oo Ka Tirsanaa Xarakada Al Shabab.

Wiilkaan yar Aya waxa uu isku Soo Dhiibay ciidamada Dowlada Ay ku Sugan Gobolka Shabaleeha hoose,Iyagoo Sheegay In Ka Tirsanaa In Muddo ah Dagaal Yahanada Al shabab.

Gudoomiyaha Degmada Janaale oo La Hadlay warbaahinta Dowlada ayaa Sheegay In Wiilkaan oo Horey Looga Afduubtay waalidkiisa Sida uu hadalka U dhiagay.

Sariikiishada Ciidamada Xooga Ay ku Sugan Degmada Janaale Ayaa waxa ay Sheegeen In Si Wanaagsan Ay loo soo dhaweeyay wiilkaasi.

Ciidamada Dowlada ayaa waxa ay kala wareegeen al shabaab degmada Janaale oo muddo Ka Talineysay degmadaasi,Iyagoo Sheegay In Ay Isku Soo Dhiiween Dagaal Yahano Ka tirsan Al shabab.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply