MAAMULKA GOBOLKA HIIRAAN OO BILAAWAY QORSHO LOOGA HORTAGAAYO FATAHAADA WABIGA SHABEELLE….

Maamulka Gobolka Giiraan Ayaa waxa ay sameeyeen qorsho lagu xakameenaayo fatahaada uu sameeyo wabiga shabelle ee Mara Gobolka Hiiraan.


Gudoomiyaha Gobolka Hiiraan Cali Jayte Cismaan shalay booqday wabiga asigoo sheegay in ay kusoo wajahan yihiin biyo badan Magaalada baladweyne.


Maamulka Gobolka Hiiraan Ayaa maanta Bilaaway Caro tuur Laga sameenaayo heeraha wabiga iyo meelaha Ay biyaha ka baxi karaan.


waxaa laga cabsi qabaa in uu wabiga karaarada jabsado,Meelaha Qaar ay wabiga ayaa waxaa soo buux dhaafiyay biyo aad u farabadan.


si kastaba waxaa fatahaad xooga sameeya wabiga kaas oo Ay ku barakacaan dad aad u badan wabiga shabelle ayaa mara labada gobol ee shabeelle iyo Gobola Hiiraan.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply