Maamulka Hirshabelle Oo Hakiyay Duulimaadyadii Rayidka….

War qoraal ah oo kasoo Xafiiska Madaxweynaha Maamul Goboleedka Hirshabeelle Maxamed Cabdi Waree ayaa waxaa laguu Hakiyay Duulimaadyadii Rayidka ay kasoo dagi jiray Garoomada Diraadaha Hir Shabeelle.

War saxafadeedkaani kasoo Xafiiska Madaxweyne Waare aya waxa lagu dhamaan duulimadyadii rayidka mar laga duulimaadyo gaar oo uu maamulka ogyahay.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply