Maamulka Puntland Oo Gacanta Ku Dhigay Koox Ka Ganacsada Maandooriyaha.

Ciiidamada Daraawishta Dawlad Goboleedka Puntland Ayaa Saacadihi Lasoo Dhaafay Hawlgalo Xoogan Ka Sameeyay Magaalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari Oo Malmihi Laso Dhaafay Ay Kuso Kordhayeen Falalka Lidiga Ku Ah Amniga Ee Ka Dhacaya Halkaasi.

Ciidamada Ayaa Inti Ay Hawlgalada Wadeen Waxa Ay Gacanta Kuso Dhigeen Waxyaabaha Maanka Dooriya Iyo Dadki Ka Ganacsmaayay Oo Ku Sugna Gudaha Magalada Boosaaso Ee Xarunta Gobolka Bari.

Saarikisha Hawlgalka Hogaaminaysa Ayaa Sheegay In Hawlgaladu Ay Ahaayeen Kuwo Lagula Dagaalayo Maandooriyaha Oo Ay Sheegeen In Uu Sababay in Falalka Lidiga Ku Ah Amniga Si Gaar Ah Dhaca Uu Kusi Kordho Gudaha Magaalada.

Dadka Laguso Qabtay Hawlgalada Ayaa La Geeyay Saldhiga Booliska Gobolka Bari Halkaas Oo Haatan Ky Xiranyihin Islamarkaana Sharciga Lagu Horgayn Doono Sida Ay Sheegeen Laamaha AMaanka.

Maalmihii Lasoo Dhaafay Ayaa Cabasho Xoogan Laga Muujinayay Waxyaabaha Maanka Dooriya Oo Gudaha Lo Galiyay Magalada Boosaso Waxaana Kordhay Falalka Amni Darada Ee Ka Dhacaya Magaladasi.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply