MAAMULKA PUNTLAND OO SOO SAARAY AMARO CUSUB…….

Maamul Putland ayaa waxa ay sooreen  amaro cusub oo looga hortaago faafida Cudurka coronavirus,kaas looga cabsi qabo in uu sameen weeyeen ku yeesho dadka Soomaaliyeed.

War saxaafadeed Kasoo baxay Guddiga Ka Hortaga Cudurka COVID 19 Ee maamulka Puntland Ayaa Lagu Joojiyay Salaada jimcaha iyo Saladaha Jameecooyinka ay lagu dukto Maasijyada Ku yalla Deeganada puntland.

Guddiga loo  xilsaaray Ka Hortaga Cudurka Coronavirus war saxaafadeedka ay sooreen ayaa waxa sido kale lagu xusay in tallaabo Sharci ah laga Qaadi doono Dadka Si dhuumaaleysiga ah Kusoo Galiyo jaadka Deegaanada Puntland.

Amarkaani lagu Joojinaayo Isku Imaantinka Masaajidyada Ayaa Wali Ka Hirgalin deegaanada puntland,Iyadoo Laamaha amniga La Faray In ay Dhaqan Giliyaan Markaasi.

Go’aankani Ayaa Imaanayo Iyadoo uu Ka Hirgalay Bandowgii lagu soo Rogay Deegaanada Maamulka Goboleedka Puntland.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply