Madaxtooyada Kuuriyada Wuqooyi Oo Baahisey Sawir Cusub Oo Madaxweyne Kim Jong-Un Laga Soo Qaaday

Dawlada Wuqooyiga Kuuriya ayaa daabacday Sawir Cusub oo laga soo qaaday Madaxweynaha Dalkaasi Kim Jong-Un,Maalmihii lasoo dhaafay xilli Xaaladiisa Caafimaad laga deyrinayey.

Xitaa Warar ayaa sheegayey in Hogaamiye Kim Jong-Un uu galay Xaalad Miyir Beel Ah (Koomo) islamarkaana khatar nafsadeed uu wajahay.

Balse Warkaasi waxaa ka jawaabay Madaxtooyada Xukuumada Biyoon yaan,islamarkaana ay Xaaladiisa Madaxweyne Kim uu wanaagsan yahay.

Maanta oo Arbaco ah ayaa waxa la sheegay in madaxweynaha uu la kulmi doono Xubno katirsan Qoyskiisa,islamarkaana wararku sheegayeen in Cudurka COVID 19 uu ku dhacay.

Sawirka lasoo bandhigay ayaa waxa lagu sheegay inuu wanaagsan yahay Madaxweyne Kim uuna shaqadiisa caadi u wato.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply