Madaxweynaha Koonfur Galbeed Oo Magacaabay Gudoomiyaha Cusub Ee…

Madaxweynaha Maamul Gobolleedka Koonfur Galbeed Soomaaliya mudane Cabdicasiis Xasan Maxamed (Lafta gareen) ayaa magacaabay Gudoomiyaha Guddiga shaqaalaha rayidka KGS.

Digreetada Magacaabista Sharma’arke Maxamed ayaa Madaxweyne Lafta gareen soo saaray kadib markii la sheegay inuu kusoo baxay Imtixaan la qaaday.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply