Madaxweyne Axmed Qoor qoor Oo 30 Cisho Loo Qabtay

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Ali Dahir Ciid ayaa maanta hortagay Golaha Barlamaanka 2 aad ee Dowlad Goboleedka Galmudug isaga oo ka wakiil ah madaxweyne ahmed Abdi kaariye isla markaana ka horjeediyey hadaljeedin dhinacyo badan khuseysay sida arrimaha amniga, siyaasadda iyo dhaqaalaha waxa uuna ka codsaday in loo kordhiyo mudada so dhisida xukuumadda.

Waxayna xilbaanadu si gacan taag ah u ansixiyeen dalabkaas iyago ugu daray muddo bil ah oo ku eg31 Maarso 2020 Si uu Golaha Wasiirada usoo magacaabo.

Madaxweyne ku xigeenka ayaa ka mahad celiyey fursada la siiyay isla mar ahaantaana bogaadiyay hawlaha shaqo ee Baarlamaanka DGGM.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply