Madaxweyne Kuxigeenka Galmudug Oo Kormeeray Saldhiga Dh/mareeb

Madaxweyne ku xigeenka Galmudug Cali Dahir Ciid ayaa kormeer ku tagay Saldhigga Booliiska ee Degmada Dhuusamareeb.

Mudane Ciid ayaa saraakiisha ciidanka booliska Galmudug ku wareejiyay 2 gaari oo loogu talagalay in aay isticmaalaam ciidanka Saldhiga.

Sidoo kale, Madaxweyne ku xigeenku waxuu ciidanka Booliska Caasimada Dhuusomareb iyo guud ahaan laamaha Nabadgalyada ugu baaqay dardargelinta arrimaha amniga, iyadoo ay dhawaan maagaladu martigalin doonto wufuud heerkoodu sareeyo ay ka soo qeybgalidoona Munaasabada caleema Saarka Madaxda Galmudug.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply