Madaxweyne Qoor qoor Oo Xalay Kormeeray Xaalada Guud Ee Dhuuso mareeb

Madaxweynaha Dowlad Goboleedka Galmudug Axmed Cabdi Kaariye ( Qoorqoor) ayaa Habeenimadii Xalay la caweeyay bulshada Caasimada Dhuusamareeb, isla markaana ka dhageystay talooyin muhiim ah oo ku aadan dhismaha Galmudug tayo leh.

Sidoo kale, waxa uu u kuur galay xaalada amni iyo dhaqdhaqaaqa ganacsi ee Magaalada isagoo ka dukaameystay mid kamid ah xarumaha ganacsi.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply