Madaxweyne Uyeeranaya Cudurka Corono si uu ugu dhaco

Madaxweynaha Dalka Ukraine Volodymyr Zelenskiy ayaa waxa uu sheegay inuu doonayo helitaanka Cudurka Covid 19 islamarkaana uu dalbanayo inuu ku dhaco.

Waxa uu Madaxweynaha sheegay in Arintaan kaga goleeyahay sida uu Bulshada uu xukumo ugu ogaadaan inuu yahay mid daciif ah oo Cudurka ku dhici karo.

“Waxaan Doonayaa inuu igu dhaco Caabuqa Corono,waa ogahay inuu yahay Halis balse Dunida inuu cidna dhaafi karin ayaan rabaa in dadka Dalkeyga ogaadaan,ayuu yiri Madaxweyne Zelenskiy “.

Wareysi uu shalay Talaadadii siiyey Madaxweyne Volodymyr Zelenskiy Wargeyska Ukrainian Pravda ayuu sheegay in dadka hadda xanuunkaasi hayo urajeenayo in ay ka bogsoodaan.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply