Madaxweyne Waare Oo Ka Qeyb Galay Shir Beesha Caalamka Yeesheen

Madaxweynaha Dowladda Hirshabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Shir Call Video Conference kula qaatay, Wakiilada saxiibada caalamka ee Soomaliaya, kulankaas oo looga hadlay arrimo badan oo Muhiim u ah dalka.

Mawduucyada laga wada hadlay waxaa ka mid aha: wax ka qabashada cudurka Covid-19, qorshaynta nidaamka doorashooyinka, arirmaha amniga, iyo arrimo kale duwan oo la xiriira Xaaladda dalka.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply