Madaxweyne Waare Oo Maanta kula Kulmay Dhuuso mareeb…

Madaxweynaha Dowladda HirShabelle Dr Maxamed Cabdi Waare ayaa Maanta Hooyga Magaalada Dhuusa Mareeb uu ka deganyahah Ku qaabilay Xubno ka socday Ururada Bulshada Rayidka ee ka qeyb galay Shirka wadatashiga Dowladaha Xubnaha ka ah Dowladda Federaalma ah ee Soomaaliya.

Madaxweyne Waare ayaa Ka dhageystay Afkaartooda Ururada Bulshada Rayidka Uu kulanka maanta la yeeshay.

Iyadoo Madaxweynaha HirShabelle Ururada Bulshada Rayidka uu ku ammaanay Kaalintooda Dib u dhiska Dalka.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply