MADAXWEYNIHII HORE EE SOOMLIYA OO KU BAAQAY IN LA CAAWIYO DADKA UU SAAMEEYAY FATAHAADAHA…

Madaxweynihii hore ee Soomaaliya Shiikh Shariif Shiikh Axmed Ayaa waxa ugu baaqay in Ay Dowlada,Ganacsada iyo Beesha Caalamka In ay Gurmadaan Dadka ka barakacay Guryahooda.

Shariif shiikh Axmed Madaxweynihii Hore Soomaaliya Ahna Gudoomiyaha Madasha Xisbiyada Qaran Ay Soomaaliya ayaa Sheegay In Ay la Qeyb Sanayaan Murugada dadka Guryahooda ka Barakacay,Asigoona Cidkasta oo Garab istaagi karta Dadkaasi In ay si deg deg Ah U Caawiyaan.

Waxaan murugada la qaybsanayaa shacabka ku barakacay daadadka ku dhuftay deegaanno ka tirsan Jubaland sida Baardheere, Madhawa iyo Jaziiradda Kudhaa ayuu yiri”Sheekh Shariif.

Dadka Badan Ayaa ka Barakacay Guryahooda Kuwaa deganaa Baardheere oo Fatahaad ku sameeyay Wabiga Jubba.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply