MALEESHIYAAD HUBEYSAN OO WEERARAY HOYGA DUQA M/BOORAMA…

Rag  hubeysan ayaa waxaa ay weerar ku qaadeen hooyga uu degan yahay Gudoomiyaha Magaalada Boorama Ee Gobolka Awdal saaleebaan xasan Xadi.

Hooyga Uu Ka dagen yahay Gudoomiyaha Magaalada Boorame Ayaa  Xalay Saqdii Dhaxe waxaa Weerar Ku soo Qaaday Rag hubeysan oo Aan La Garaneenin.

Dad Goobjoogayaal ah waxaa Inoo sheegeen In wax Qasaaro ah Ay dhalan weerarkaasi,iyagoona inoo sheegay In ay raasaas xoogeen ay ku dhacday guriga uu deganayhay duqa Magaalada Boorama.

Ilaalada gudoomiyaha a iyo Maleeshiyaadka soo Weeray Guriga ayaa waxaa dhexmaray dagaal kooban oo aan geysan wax qasaaro ah.

Laamaha amaanka maamulka Soomaaliland oo Wali kama aysan hadlin weerarkaasi lagu soo qaaday guriga uu degan yahay Gudoomiyaha magaalada Boorama ee Gobolka Awdal.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply