Malkiilaha Shabkada Facebook Oo 7 Bilyan Dollar Khasaaray

Maamulka Facebook waxay soo bandhigeen inay dhexda ka fadhiyaan Guuldaro weyn oo kusaabsan dhaqaalihii ay heli jireen oo hoos udhac weyn ku timid.

Malkiilaha Facebook waxa uu sheegay inay Khasaareen Lacag dhan 7.3 Bilyan Dollarka Mareykanka ah,taas oo ugu wacneyd Arimo is biirsaday.

Waxa Shabkada Facebook sheegtay in Xayeysiimaha lasiin jiray Facebook Ee Shirkadaha waa weynaa ay kala laabteen,balse waxaa lasoo sheegayaa in 8.3 % hadda dib usoo laabanayaan.

Facebook waxay sheegtay in Sanadkaan 2020 ay la kulantay dhabar jab Xayeysiimaha dhaqaalaha kasoo geli jiray,hayeeshee iminka Shirkado waa weyn oo kookokola ka mid tahay ayaa dib usoo laabtay.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply