MAXAA SABABAY IN DIB LOO DHIGO KALFADHIGII 7 AY LABADA AQAL EE GOLAHA SHACAB?

Iyadoo Lagu waday in Magaalada Muqdisho uu ka furmaayo kaldhiga 7 ee labada Gole  ee Baarlamaanka soomaaliyaa ayaa War Qoraal Ah oo kazoo baxay gudoonka labada aqal Baarlamaanka Fadaraalka Soomaaliya Ayaa waxaa dib loogu dhigay kaldhigaasi.

Warkaan kazoo baxay gudoonka ee Golaha shacab Maxamed Mursal Shiikh Cabdi raxmaan iyo Gudoonka Golaha Aqalka Sare Cabdi xaashi Cabdullahi ayaa waxa ay ku xaqiijiyeen in Loo dhigay furintaan kalfadhigii 7 ay labada aqal.

Gudoonka labada aqal ayaa waxa ay ku sababeeyeen  in Faa’fida Cudurka Coronavirus sido kale waxa ay sheegeen in talooyinka Caafimaad ay bixisay wasaarada caafimaadka ay qaateen kalfadhigane dib ugu dhigeen,iyagoo ilaalaanaayo bad-qabka xildhibaanada golaha shacabka,senatorada gudoonka labada aqal iyo shaqaalahooda.

Qoraalka kazoo baxay gudoonka ayaa lagu sheegay inta xalaada ka dhalatay cudurka coronavirus ay wax iska badalayaan uu gudoonkaa war kle soo saari doonno ayaa lagu yari.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply