Midow Cusub Oo Musharaxiin Utaagan Xilka Madaxtinimada Dalka Oo Looga Dhawaaqay Muqdisho…

Kutlo Ay Ku Midaysanyihii Musharaxiinta Utaagan Xilka Madaxtinimada Dalka Islamarkaana Sheegay In Ay Yihiin Kuwo Dhex Dhexaad Ah Ayaa Maanta looga Dhawaaqay Magaalada Muqdisho.

Musharaxiinta Oo Ka Kooban Ilaa Iyo Lix Xubnood AYaa Sheegay In Ay Diyaar Uyihiin Ka Qayb Qaadashada Isbadal ka Dhaca Dalka Iyo Utartamista Xilka Madaxtinimada Iyagoo Dhex Dhexaad Ah Wa Sida Ay Sheegeen.

Kutladan Ayaa Gudoomiye Loo Magcaabay Cumar Cabdulqaadir Axmed”Fiqi” Oo Ah Musharax Utagan Xilka Madaxtnimada Islmarkaana Qayb Ka Ah Musharaxiinta Ku Midoobay Ururkan Cusub. Siskataba Arintan AYaa Kusoo Aadaysa Iyadoo Horay Ay Ujireen Midowga Muharaxiinta Oo Ubadan Xubnaha Mucaaradka, Waxaana Haatan Dhuusamareeb Loo Balamy Shir Go;aan Looga Gaarayo Doorashooyinka Soo Aadan Ee Dalka.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply