MOOSHIN LAGA GUDBIYAY GUDOONKA BAARLAMAANKA HIRSHABELLE….

Iyadoo maal maahii u danbeyay uu sii xoogeysanaayay khilaafka u dhaxeeyay Gudoomiya Baarlamaanka Hirshabelle Shiikh Cusmaan Bare Maxmed iyo Madaxweynaa Waare ayaaa waxaa maanta xildhibaano Ka Tirsan Baarlamaanka Hirshabelle waxa ay mooshin ka keeneyn Godoomiyaha Baarlamaanka Maamulkaasi.

Ku dhawaad 66Xildhibaan oo ka tirsan Baarlaamka Hirshabelle Ayaa Maanta waxa mooshin ka gudbiyeen Gudoonka Baarlamaanka Hirshabeelle Shiikh Cusmaan Bare Maxmed,waxa ay ku ee deeyeen ku tarkifal awoodeed.

Xildhibaanada Ayaa waxa ay sheegeen In uu Gudoonka Faraha La Galay Shaqooyinka Laanta Fulinta uuna ku fashilmay Qabsoomida kulamada Baarlamaanka Maamulkaasi.

Sido kale Xildhibaanada Baarlamaanka Maamulka Hirshabelle ayaa waxa Ay ku eedeeyeen in la keeno xisaab xirka lacago loogu talagay Xildibaanada Hirshabelle uu  lunsaday Gudoomiyaha.

Xildhibaanada Ayaa waxa Ay sheegeen in uu Gudoomiye Barre uu jabiyay Dastuurka Hirshabelle asigoo ka hor yimid xilka qaadis lagu sameeyay Mas’uuliyiin ka tirsan Maamulkaasi.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply