Ninkii Laayey Muslimiinta Masjidka Ku jiray Sanadkii Hore Dalka New Zealand Oo Xabsi Daa’in Lagu Xukumay

Ninkii Dadka badan ku laayey Sanadkii hore 2019-kii Masjid ku yaalla Waddanka New Zealand ayaa ugu dambeyn maanta Maxkamad ay Xukun ku riday.

Brenton Tarrant ayaa waxa uu noqday Qofkii ugu horeeyey Abid Ee Xabsi Daa’in Lagu Xukumo gudaha Dalkaasi.

Weliba Xukunka garka loo geliyey ninkaan ayaa ah mid aan cafis laheyn,kadib markii uu xasuuqay Muslimiin ku cibaadeysanayey oo salaad xilli ay ku jireen rasaas ooda kaga qaaday Dalka New Zealand .

Muwaadinka La xukumay oo udhashay Waddanka Australia waxaana uu dilay 51 Qof oo qaarkood isku qoys ahaayeen.

Brenton Harrison Tarrant ayaa waxa uu ahaa xagjir Islaamnimada Naceybka uu uqabo aad ubadneyd.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply