Puntland Oo Mamnuucday Doonyaha Cabsida Corono Awgeed

Shirka Golaha Xukuumadda Puntland oo uu Shir-guddoomiyey Madaxweynaha Puntland Siciid Cabdullaahi Deni, waxaa todobaadkan looga hadlay Amniga Guud,

Xalaada Caabuqa Coronavirus Awgeed waxay Puntland hakisey muddo bil ah Doomaha Kaluumaysiga ee Dibedda ka yimaada, Daah-furka iyo mashruuca ifiye ee Waxbarashada.

Sidoo kale Shirka ayaa looga hadlay Shirka wadatashiga reer Puntland iyo warbixin ku saabsan Degmada Galdogob.

Halista Cudurka Corono Virus-ka ayaa Dunida Saameeyey waxaana uu ku faafay Caabuqa 80 Waddan oo Caalamka ah.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply