Puntland Oo Wacad Kumartay In Shilinka Uu Ka Shaqeeyn Doono Deegaanadaas.

Waxaa Bilooyinkii Udanbeeyay Sii Yaraanayay Isticmaalka Lacagta Shilinka Soomaaliga Suuqyada Waa Weeyn Ee Deegaanada Maamulka Puntland Xili Shacabka Danta Yar Ee Ku Nool Halkaas Oo Dhibaato Daran Ku Qabay Qaadashada Lacagta Shilinka Soomaaliga Ah.

Midkamida Wasiirada Doowlad Goboleedka Puntland Oo Warbaahinta La Hadlay Ayaa Waxa Uu Sheegay In Tirada Saa,idka Ah Suuqyada Laga soo Saaro, Sidoo Kale Waxaa Uu Umahadnoqay Ganacsatada Waaweeyn Ee Ku Ganacsato Suuqyada Deegaanada Maamulkaasi.

Wasiir Cabdi Qoowdhan Warsame Oo Hadalkiisa Sii Wata Ayaa Sheegay In Inta Puntland Maamul Ka Jiro Ay Shaqeeyn Doonto Lagta Shilinka Soolaamiga Marnaba Ma Dhaceeyso In Lacagta La Dilo Ama Ay Shaqeeyn Weeyso Waa Sida Hadalka Udhigaye Wasiirka.

Si Kastaba Ha Ahaatee Hadlkaan Ayaa Kusoo Beegmaya Iyadoo Gudi Heer Doowlad Gobeed Uu Usaaray Madaxweeynaha Maamulka Puntland Xili Gudigaas Ay Go,aan Rasmi Ah Kasoo Saareen Diidmada Lacagta Shilinka Soomaaliga Ah Cid Alaala Cidii Diidana Ay Talaabo Sharci Ah ay Ka Qaadi Doonto.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply