Qarax Goordhaweyd Ka dhacay Maqaayad Ku Taalla Magaalada Baydhabo

War goordhawyed kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay Magaalada Baydhabo Caasimada Gobolka Bay.

Qaraxa weli nuuciisu lama sheegin,balse Maqaaxi ku taalla Magaalada Baydhabo meesha laga soo galo ayaa la sheegay inuu ka dhacay.

Afar Qof ayaa dhintay Dhaawacyo ayaana sidoo kale lasoo sheegayaa.

Laamaha Amniga ayaa weli ka hadlin Qaraxaas goordhaweyd ka dhacay Magaalada Baydhabo Ee Caasimada Gobolka Bay.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply