Qarax Ka Dhacay Meel Ku Dhaw Xarunta Safaarada Qatar Ee Muqdisho

War goordhaweyd kusoo dhacay Warqabadkeena ayaa sheegaya in Qarax uu ka dhacay Magaalada Muqdisho gaar ahaan meel ku dhaw Safaarada Qatar.

Wadada Lambar Afar ee aada Dhinaca Tarabuunka ayuuna Qaraxa ka dhacay,waxaana lala eegtay Gaari Booliska Soomaaliya wateen.

Wadada oo hore aad dhagaxda Shubka ugu xirnaayeen ayaa meelihii furnaa Ciidamada amniga xireen,waxaana Gaariga Qaraxa miinada haleelay la arkayey sawiro lasoo qaaday isagoo bur bur ka muuqday.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply