Qarax Maanta Ka Dhacay Gobolka Shabellaha Hoose

Qarax ayaa waxa uu maanta barqadii ka dhacay Deegaanka Awdheegle Ee Gobolka Shabellaha Hoose,waxaana qaraxa lala eegtay gaari marayey halkaasi.

Qaraxaas ayaa ahaa miinada dhulka la geliyo waxaana lagu beegsaday Gaari nuuca Iska rogaha ah sida la sheegay ee carada lagu daabulo.

Qof kusugan Awdheegle ayaa sheegay in Hal Qof uu ku dhintay Qaraxaas kadib oo ciidamada Dawlada ay toogteen.

Deegaanka Awdheegle duleedkeeda ayaana uu ka dhacay,lamana sheegin cid sheegatay mas’uuliyada qaraxaas.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply