Ra’iisul wasaaraha dalka Oo gordhaw gaaray Dhuusamareeb……

Ra’iisul wasaaraha XFS mudani Mohamed Xuseen Rooble ayaa waxaa si wayn Logu soo dhaweye Garoonka Diyaaradaha Caasimadda Galmudug ee Ugaas Nuur waxana ku soo dhaweeye Madaxwaynaha maamulka galmudug Ahmed Abdi Kaariye qoor qoor .

Ra’iisul Wasaaraha Xukuumadda Federaalka Soomaaliya mudane Maxamed Xuseen Roobl ayaa Magaalada Dhuusamareeb waxaa uu uga qeyb-gali doonaa Shirka wadatashiga Madaxda Dowladda iyo Dowlad Goboleedyada

Waxaa sidoo kale lagu waddaa in magaaladaasi uu gaaro Madaxweynaha Soomaaliya Maxamed Cabdullaahi Farmaajo.

waxaa maanta gaaray Dhuusamareeb Madaxda maamulada Hirshabeelle iyo Koonfur Galbeed, waxaana berri tagi doona Madaxda Jubbaland iyo Puntland.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply