Saraakiil Ku Maqan Xalinta Shaqaadadii Dadka Lagu Laayey Gobolka Hiiraan

Taliska Ciidanka qeybta 27-aad ayaa ku baxay shaqaaqo dhawaan sababtay dil oo ka dhacaday degaano ku dhow xadka Gobolka Hiiraan uu laleeyayay Ismamulka Soomaalida Itoobiya.

Saraakiisha ku baxday shaqaaqada oo uu hoggaminayay abbaan duulaha qeybta, General Saalax Yacquub iyo Saraakiil kale ayaa waxay socdaalkooda ku tageen degaannda Kabxanleey, Burdhiinle iyo  Feer-feer ,waxanay kulamo la yeesheen Odayaasha dhaqanka iyo maamulka degaanka Soomaaliada Itoobiya.

Abaanduulaha qeybta General; Saalax Yacquub oo warbaahinta lahadlay ayaa waxaa uu sheegay in Ciidamada Dowladda ay ku raad joogan kooxadii dilka  fulisay, waxaana mamaulka ismamulka iyo Odayaasha degaanka ka dalbaday in ay ka qeyb qaataan soo qabashada Raggaas.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply