SHILGAARI OO KA DHACAY MUQDISHO…

Shilkaan oo geystay qasaaro kala duwan geystay ayaa waxa uu ka dhacay isgoyska debka ee Magaalada Muqdisho.

Gawaarida qaada qashinKA ayaa waxaa uu ku fariin goyska isgoyska dabka sida ay inoo sheegeen dad goobjoogayaal ah,ka dib markii dawalka waday gaarigay uu ka fariin goystay,

Shilkaan  ayaa waxa uu geystay gaaaro ka duwan ka dib markii uu  duldumar bajaaj waxaa uuna madax la galay Goob ganasi halkaasi ku tallo,waxaa ku dhaawacmay labo ruux oo ku sugnaa goobtaasi ganacsi.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply