Shirka Degmooyinka Gobolka Banaadir Oo Looga Hadlay…

Guddoomiyaha Gobolka Banaadir ahna Duqa Muqdisho Md. Cumar Maxamud Maxamed (Cumar Filish) ayaa shir Guddoomiyey kulanka Degmooyinka Gobolka Banaadir oo todobaadkii mar la qabto kaas oo looga hadlo Horumarinta Caasimadda.

Ajandayaasha Todobaadkaan loogu hadlay ayaa waxaa ka mid ahaa; Kobcinta Dhaqaalaha, Sugida Amniga Caasimadda, Nadaafada iyo Bilic soo celinta Caasimadda, Caafimaadka, dib-udhiska wadooyinka iyo xarumaha danta guud.

Waxa uu Gudoomiye Cumar Filish Faray Mas’uuliyiinta Degmooyinka inay ka shaqeeyaan Amniga iyo Nadaafada Deegaanaka ay kataliyaan.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply