TALISKA BOOLISKA G/BARI OO U DIGAY DADKA SIDA DHUUMAALEYSIGA USOO GALIYO JAADKA…..

Iyadoo amar kasoo baxay Taliska Booliska Gobolka Bari lagu joojiyay jaadka la keeno deegaanada pubtland Ayaa wali waxa uu Ka dhaqan gilin deegnanada maamulkaasi.

Taliska Booliska Gobolka Bari ayaa waxa kulumo ka yeesheen jaadka sida dhuumaaleysiga loo soo galiyo Gobolka Bari,iyagoona shegay in Tilaabo laga qaadi doono dadka sida sharci darada ah isoo gali jaadka deegaanada maamulkaasi.

Taliyaha qeybta Booliska Gobolka Bari Gaanshaale Xuseen Cali Maxamuud ayaa sheegay in ay waajib ku tahay joojnta qaadka doorweyne ay ka qaadan doonnan.

Jaadka la soo gilin jiray deeganada maaulkaaasi ayaa waxaa loo joojiyay sabab ka xariira Cudurka Coronavirus,Taliska ayaa dignin udiray dadka sida dhuumaaleysiga ah usoo galiyo jaadka deegaanada maamulkaasi.

Taliska Booliska Gobolka Bari ayaa dhowr jeer waxa Goob fagaare ah ku gubeen Jaad si sharci daro ah loo soo galiyay Gobolka Bari.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply