Taliyihii Ilaalada Gaarka Madaxweynaha Nigeria Oo Covid 19 Udhintay

Madaxii guud Ee Ilaalada Gaarka ah Madaxweynaha Nigeria ayaa Udhintay sida la xaqiijiyey Cudurka Covid 19.

Aaba Kayaari ayaa 70 sano jir ahaa,wuxuuna 77 Sano jirka Madaxweynaha Nigeria ka ah Maxamaduu Buhaari Istaafkiisa hogaamiye u ahaa.

Kayaari ayaa muddooyinkii dambe la xanuunsanaa Cudurka Corono,iyadoo Kun Qof ay ka dhigan tahay tirada Nigeria ugu dhintay Cudurkaan.

Afhayeen U hadlay Madaxtooyada Nigeria ayaa tacsi waxa loogu diray Ehelada iyo Asxaabtii uu ka baxay Marxuumka,iyadoo inta laga yaqaanay Aaba Kayaari ahaa nin wanaagsanaa.

Garbaa Sheehuu oo ah Afhayeenka Madaxtooyada ayaa sheegay in Aas Qaran loo sameyn doono Meydka Aaba Kayaari.

Waxaa Soo Tarjumay: Xasan Xayi Cabdullaahi

Xigasho: https://www.theguardian.com/

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply