Tirada Covid 19 Ee Soomaaliya Soo Ritay Oo 900 Kor Udhaaftay

Wasiirka Caafimaadka Soomaaliya Fowsiya Abiikar Nuur ayaa waxay shir jaraa’id ku qabatay Galabta Muqdisho iyadoo Faah faahisey tirada Cudurka uu soo ritay Saacadihii lasoo dhaafay.

HOOS KA AKHRISO WARBIXINTA WASIIRKA AY SHAACISEY

55 Kiis Cusub Ayaa La Helay

37 Rag

18 Dumar Ah

41 Ka mid ah Dadkaas waxay kusugan yihiin Muqdisho
13 Kiis waxaa laga soo sheegay Puntland
1 Kiisna waxaa laga soo sheegay HirShabelle

5 Qof ayaa udhintay Cudurka 24-kii Saac Lasoo Dhaafay Covid 19 Gudaha Soomaaliya.

Tirada Guud Ee Cudurka waxa Dalka oo dhan laga helay 920 Kiis

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply