Toogasho Ka dhacday Galabta Afaafka hore Saldhiga Boondheere

Waxaa Galabta Toogasho ay Ka dhacday Saldhiga Booliska Degmada Boondheere Ee Magaalada muqdisho,iyadoo lasoo sheegayo in ciidamada amniga xireen gacan ku dhiiglaha.

Askariga la dilay ayaa lagu magacaabi jiray C/qaadir Sheekh Maxamuud,waxaana dilkiisa ka dambeeyey Askari kale oo ay murmeen.

Marxuumka la dilay ayaa lagu naaneysi jiray Barareey.

Xiisad ka dhalatay Dhacdadii Xalay ayaana la sheegay in ay daba socoto Toogashadaas ee labada Qof Shacabka La dilay.

Taliyihii Saldhiga Booliska Degmada Boondheere Najiib Carab ayaana la sheegay in galabta xilka laga qaaday.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply