Ururka Udooda Saxaafada Ee SOMA Oo Cambaareeyey Ciidankii xalay galay Xarunta Kaah Media Group

Ururka Udooda Xoriyada Saxaafada ee SOMA ayaa waxay cambaareeyeen falkii xalay ciidamo Hubeysan ku damiyeen Idaacadaha Madaxa Banaan Ee Kaah iyo Daryeel oo mataano ah kuna yaalla Muqdisho.

Qoraal ay soo saartay SOMA waxay sheegeen in ay dembi aheyn Saxaafada wixii lagu tuhmana ay si sharci ah loo maro.

SOMA oo wareysatay Agaasimaha Idaacada Kaah Cumar Axmed Hilowle waxay sheegeen in ay ka xun yihiin oo ay cambaareynayaan falka lagu galay Dhismaha Kaah Media Group.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Abdullahi Mohamed Osman I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply