DAD BADAN OO KA BARAKACAY FATHAAD UU KA SAMEEYAY DEGMADA BAARDHEERE WABIGA JUBBA…..

Wararka naga soo gaaro degmada baardheere ayaa waxa ay sheegayaan in uu fatahaad ka sameeyay wabiga jubba ay mara halkaasi.

Wabiga jubba ayaa waxa uu degmadaasi ka geystay gaaso kala duwan kaaso sababay in ay halkaasi ka barakacaan dad iskuugu jira xoolo dhaqato iyo beyraleey.

Gudoomiyaha Iskaashada degmada baardheere oo la hadlaayay warbaahinta dowlada ayaa sheegay in ay la tageen daadadka dalag yadii u baaxayay beeraleyda oo lagu qiyaasay 2270 Beerood.

Dadka badan ayaana guryahooda ku barakacay oo deganaaa hareeraha wabiga,waxa sameen aad u weyn u geystay wabiga jubba oo kusoo fatahay.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply