WARARKA CAALAMKA: Boqolaal Milyan Geed ah Oo La Abuurayo

Dawlada Wuqooyiga Kuuriya ayaa dadka amartay abuurida Ama talaalka Geedo si dhulka iyo deegaanka unoqdo mid cagaar ah oo indhaha soo jiita.

Inkabadan 470 Milyan Geed ayaa loo baahan yahay in la talaalo,taas oo Waddanka u ah mid muhiim ah.

Meelaha ugu badan ee Talaalka laga sameenayo ayaa ah Gobollada Kangwon & Koonfurta Hamgyong.

Madaxweynaha Dalka Wuqooyiga Kuuriya Kim Jung Un ayaa sheegay in dadka ay si wanaagsan uga qeyb qaataan arintaas.

Sanadkii ayaa labo jeer la qorsheeyey in la talaalo geedo si waddanka looga bad baadiyo Nabaad guur iyo Cimilada sii kululaaneysa Dunida.

About Radio Kaah

Welcome to radiokaah, my name is Mohamed Hassan Mohamed I am the administrator of this radio, you get from our radio the latest news, sports, livestream, etc.

View all posts by Radio Kaah →

Leave a Reply